Qarax dhimasho sababay oo caawa ka dhacay degmada Baraawe & Maamulka oo ka hadlay

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku naf waayey qarax xooggan oo caawa ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Qaraxan oo laga maqlay gudaha degmada Baraawe ayaa loo adeegsaday miinada nooca dhulka lagu aaso, waxaana uu qabsaday gaari Cows siday oo ku sii jeeday degaano ka … Continue reading Qarax dhimasho sababay oo caawa ka dhacay degmada Baraawe & Maamulka oo ka hadlay